Jump to content

Dayib Gurey

From Wikipedia, the free encyclopedia
23 Sanno Ka Hor Maanto Kale 19/02/1999 Ayuu Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyooday Alle Haw Naxariiste Mujaahid Maxamed Axmed Ibraahim ( Dayib Gurey ). Eebe Jannooyinkiisa Haku Casuume Muj: Dayib Gurey Waxaa Si Weyn Loogu Xasuusta Dib U Xoreyntii Iyo Halgankii SNM Iyo Goboladda Somaliland. Sidoo Kale Waxa uu Xilal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii Kala Dambeeyay ee soo maray somaliland. Waxa uu ahaa Siyaasi iyo Maskax Tuujiye Door muuqda Ka Soo Qaatay isku haynta Iyo Midaynta Garabadii Siyaasadda iyo Kornayladda ee SNM.
Dayib Gurey in 1999 assumed

Mohamed Ahmed 'Dayib Gurey" (Somali: Maxamed Aaaden 'Dayib Gurey') was a senior SNM senior commander who led the invasion of Hargeisa in the Somaliland War of Independence.[1][2][3][4] Gurey also served as trade minister under Somaliland's first elected government under President Egal in 1993.[5]

References

[edit]
  1. ^ Prunier, Gérard (2021). The Country that Does Not Exist: A History of Somaliland. Oxford University Press. ISBN 978-1-78738-203-9.
  2. ^ Yuusuf, Boobe (2020-01-04). Dharaaraa Ina Soo Maray (in Somali). Lulu.com. ISBN 978-1-5136-5444-7.
  3. ^ Yuusuf (Dhegey), Sayid-Axmed M. (2015-01-19). Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre iyo Jabhaddii SNM: Sababihii Dagaalka iyo Saamayntii uu ku yeeshay Jamhuuriyaddii Soomaalida (in Somali). BoD - Books on Demand. ISBN 978-91-7463-578-2.
  4. ^ L'Europeo (in Italian). Editoriale Domus. November 1988.
  5. ^ Horn of Africa Bulletin. Life & Peace Institute. 1993.